Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo maanta la baajiyay iyo dowlada oo ka hadashay

Waxaa saakay oo axad ah la baajiyay Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyada sare oo shalay si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya . Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya C/Raxmaan Daahir Cismaan ayaa sheegay in Roobka xoogga leh ee xalay ilaa saakay ka da’ayay Muqdisho uu sababay in ardayda u suurto gelin … Continue reading Imtixaankii Shahaadiga ahaa oo maanta la baajiyay iyo dowlada oo ka hadashay